Qaraxyo caawa ka dhacay Baydhabo iyo khasaare nafeed oo ka dhashay

Dhowr qarax ayaa caawa fiidnimadii laga maqlay bartamaha magaalada Baydhabo ee gobolka Bay kuwaasoo khasaare nafeed geystay sida ay sheegayaan warar goor dhow naga soo gaaray magaaladaas. Qaraxyada oo loo adeegsaday bambooyinka gacanta laga tuuro ayaa ayey wararku sheegayaan in lagu weeraray hoyga uu magaalada Baydhabo ka degan yahay Xildhibaan Carfo Ibraahim Aadan oo ka … Continue reading Qaraxyo caawa ka dhacay Baydhabo iyo khasaare nafeed oo ka dhashay